Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Saraakiisha Amniga oo sheegay in la soo afjaray Howlgalkii hotelka Naasa Hablood.

Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen.


Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay 20 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof.

Inta la xaqiijiyay dadka dhintay waxaa ku jira mas'uul ka tirsan guddiga taakuleynta ciidamada islamarkaana ahaan jiray xildhibaan ka tirsan baarlamaanka iyo wasiir ka tirsan maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka tacsiyeeyay dadkii weerarkaasi lagu dilay, waxa uuna sheegay in weerarada Al-Shabaab aysan marnaba niyad jebin doonin dowladdiisa.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkani, waxa ayna sheegtay in bartilmaameedkoodu ahaa hoteelka Naasa Hablood 2 oo ay sheegeen in ay deganaayeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Qaraxyadani ayaa ku soo beegmaya todobaad kaddib qaraxii waynaa ee 14-ka bishan ka dhacay isgoyska Soobe ee isla magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 300 oo qof.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on October 29 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>