Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.

Warsaaxafadeed ka soo baxay odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska kuna saabsan caqlicelin siyaasiinta arrinta fadeexadda leh ee ay caadaysteen.

 

 

Umadda muslimiinta wuxuu ilaahay uga digay in ay walaalkood erayo anshaxa ka baxsan ku yidhaahdaan iyaga ula badheedhaya.

Sihaantaas waxaa ay siyaasiinta qaarkood caadaysteen saddexda Xusbi qaran ee dalka ka jira kolba mid ku biiraya kii ay hore uga tirsanaayeenna hadallo anshaxa ka baxsan ku tiraabaya hadalka addoonka afkiisa ka soo baxaya waxaa wanaagsan in uu  hubsado ee aan walaakiisa aanay meel kala tegayn ku habboonayn taas oo ah mid shakhsinnimada iyo sharafta addoonka qiima dhac ugu filan

Ilaahay waxaa uu ballan qaaday ceebta aad walaalka la doonayso in uu ciddii ay ka soo baxday dib loogu celinayo.

Talo soo jeedin

  1. In laga waantoobo dhaliilaha sidabajoogga ah.
  2. In ay xusbiyadu bulshada u sheegaan waxa ay dalka u qabanyaan haddii ay ummadu doorato kana dheeraadaan dhallilaha wax ka sheegidda xusbiyada kale ay tartamayaan.
  3. Waxaad arkaysaa massuul dawladda ka tirsanaa oo marka shaqada loo garan waayo si kastaba haw dhacdee af lagaaddo dawladdii uu ka tirsanaaya ku dhalliilaya markiisii hore maxaa ka hortaagna in uu bulshada u iftiimiyo dhalliilaha jira .
  4. Waxaannu ilaahay ka baryeyna in uu Allaha awoodda leh u dooro xusbi dalka horumar ,caddaalad ,danyarta hoos u eega ,daacad ah, dulmiga neceb.
  5. Waxaa ilaahay mahaddii ah labadii beelood ee walaalaha ah ee  diirirtu dhexmartay oo la so af jaray ciddii wakhtaga gelisay jasaakumallah kahayran.
  6. Bulshada reer Somaliland ilaashada nabadgelyadiina iskana jira cadawgiinna ka damqanaya nabaddiina.
  7. ha la badiyo saburka hana la fisho khayr.

 

Deeq Cabdi Digale

 

· abdi on October 29 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>