Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Sayfullo Saipov oo lagu soo Oogayo dacwad la xiriirta dilka Siddeed Ruux.

Dacwad-oogayaasha federaalka Mareykanka ayaa dacwado argagixiso ku soo oogay nin kasoo jeedo dalka Uzbekistan oo ku eedeysan in uu sideed ruux oo rayid ah gaari ku jiirsiiyay Talaadadi magaalada New York.


Dacwadaha lagu soo oogay Sayfullo Saipov, ayaa waxaa ku jira inuu taageero maaddi ah siinayay koox argagixiso ah iyo in uu burburiyay baabuur.

Saraakiishi ku wareystay sariirta uu ka jiifo isbitaalka lagu daweynayo, ayaa sheegay inuu Saipov ku adkeystay inuu ku faraxsanyahay waxaa uu sameeyay.

Waxa kale oo uu u sheegay danbi-baarayaasha inuu qorsheynayay weerarka uu ka geystay New York muddo todobaadyo ah. 

Sayfullo Saipov, oo ah 29 jir ayaa baabuur kuwa xamuulka qaada ah oo uu soo kireystay dul marsiiyay dad lugeynayay iyo kuwo ku socdaay bashkalooti oo marayay waddo mashquul badan oo loogu tala galay baaskiilada.

 

Booliska New York ayaa caloosha ka toogtay kadibna u qaaday isbitaal maxalli ah xili uu doonayay in uu baxsado. 

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on November 02 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>