Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Bismillahi arramanirraxeem.dhammaan ummadda reer somaliland iyo warbaahinta waxaan idin leenahay asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan bulshada reer Somaliland waxaa la gudboon guul iyo guuldarro.


Umad waliba waxay guul iyo horumar ku gaadha wada jir iyo garbaha oo ay is qabsadaan iskana difaacaan cadaw kasta oo aan jeclayn wadajirkooda waxaana wanaagsan in ay  muhiimdda ugu wayn siiyaan  dalkooda iyo ciiddooda

 dhaxaysa kana dhawrsoonaadaan wax kasta oo kala kaxaynaya oo nin siyaasiya oo kursi u hillaacayo ku guurin si ahaantaas dalka haddii ay doorasho xalaal ahi ka qobsoonto Somaliland waxay gaadhi doontaa horumar la taaban karo.

Haddii ay bulshada reer Somaliland dalkuna ka wada dhexeeyo nin siyaasiya oo kursi u hillaacayo iska horkeeno ciiddda dhibta ugu wayni soo gaadhaysa waa bulshada iyo maatida dumarka carruurta laakiin ninka siyaasiga ah haddii uu dantiisa ka waayo Somaliland meel tago garan waayi mayo sihaantaas bulshada waxaa la gudboon in ay ku doortaan saddexda xusbi hankiisa siyaasiga ah horumarka dalku u baahanyahayna gaadhsiiya

Waxaanu Allah ka baryeyna in uu u dooro mid dadka dalka u daacad ah horumarna sabab u noqon kara.

Amin

Alaah ayaa mahad leh

Deeq Cabdi digale 

· abdi on November 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>