| ||
|
Mudaharaad ka dhacey magaalada ceerigaabo iyo ciidamada oo adeegsaday Rasaasta Qoryaha Waaweyn.
Kaddib Muddaharaad Caawa kabilawday Ceerigaabo Waxa Magaalada Lagusoo daayey ciidammo isugu jira lug iyo gaadiidka Teknikada Waxayna Rasaas oodda kaga qaadeen dhallinyaradii muddaharaadaysey sidoo kalena waxay albaabbada ulaabayaan guud ahaan meelaha furan ee magaalada Ceerigaabo Waxana sidoo kale meelo badan laga maqlayaa Rasaasta qoryaha saaran Baabuurta Teknikada ah. lama oga ilaa hadda cid waxyeello kasoo gaadhey rasaasta ciidammadu idayaan, waxase wararka qaarkood sheegayaan inay jiraan dad dhallinyaro ah oo ciidammadu qabteen.
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.19 seconds
|