Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xoogagga Al-shabaab oo weeraray deegaanka Lamu ee dalka Kenya.

Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dalka Kenya ayaa weerar saf mar ah ah ku qaaday gelinkii dambe ee Talaadadii kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya.


Xoogagga Al-shabaab ayaa weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ay la socdeen ciidamada Booliiska kuwaa oo ku socdaalayay Waddada xiriirisa deegaannada Wittu iyo Gamba oo ka wada tirsan gobolka Xeebta ku teedsan ee Lamu.

War ka soo baxay Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka lagu gubay Saddex Gaari oo ay wateen ciidamada Booliska Kenya islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac oo gaaray ciidamada.

Dhinaca kale Taliyaha Booliska Gobolka Xeebta Larry Kieng ayaa Wakaaladda Xinhua u sheegay ciidamada Booliska in ay wadeen kolonyo Bas ah markii la weerarayay, wuxuuna tilmaamay dagaalamaayaasha weerarka geystay in ay ka soo baxeen Kaynta, laakiin waxaa uu beeniyay in gadiid la gubay.

Wuxuu sheegay weerarkan in lagu dilay laba Askari oo ka tirsan Kenya, laba kalena lagu dhaawacay, isaga oo tilmaamay Askarta dhaawacantay in ay xaalad halis ah ku jiraan, lana dhigay isbitaalka Lamu.

“Waxaan xaqiijinayaa in aysan wax khasaare ah gaarin shacabkii saarnaa Baska, dhammaan way bad qabaan, waxaan sameyn doonaa Ciidamo Boolis isku dhaf ah, kuwaasi oo dardar gelinaya dagaalka Shabaab” ayuu yiri Kieng.

Al-shabaab ayaa bilihii ugu danbeeyay weerarro kala duwan ka geysanayay deegaannada dhaca xadka labada dal ay wadaagaan, iyaga oo marar badan oo hore weeraro khasaare ballaaran geystay ku qaaday saldhigyo ay lahaayeen ciidamada Booliiska..


Hargeysa Online


 

· abdi on November 29 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>