Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kooxo hubaysan oo labo wiil oo Soomaali ah ku dilay Koonfur Afrika.

Kooxo hubaysan oo u dhashay Koonfur Afrika ayaa xalay maqribkii labo wiil oo Somali ah ku dilay goob ganacsi oo ku taala magaalada Johansberg ee dalkaasi , xili ay qorshaynayeen in ay boobaan goobtooda ganacsi.


Labada wiil ee Somalida ah oo ahaa walaallo isla dhashay ayaa lagu kala magacaabaa Cumar Salaad iyo Liibaan Salaad ,waxaana ay kamid ahaayeen Soomalida ka ganacsata dalka Koonfur Afrika.

"Walaal dilka waxaa fuliyay 12 nin oo qaarkood lo malaynayo in ay askar ahaayeen ,waxa ay dukaanka ugu galeen labada wiil ,waxaana ay waydiisteen lacag baad ah ka hor intii aysan labadaba goobta ku toogan " ayuu yiri Maxamed Cali Geeddi oo kamid ah Somalida ku nool Johansberg.

 

"Markii hore waxa ay dhaawaceen Cumar si Liibaan uu u soo aruuriyo lacagta mehrad-da taal ,waxaase la yaab ah in Booliska ay bad-baadin kareen Cumar oo dhaawac garabka ah qabay  " ayuu yiri Geeddi.

"Waxaa Cumar uu dhaawacu gaaray 7:00 Fiidnimo xiliga Koonfur Afrika ,waxaana boolisku ay goobta soo gareen isla markiiba ,ma jirin wax gargaar ah oo loo fidiyay ,waxaana  isaga oo dhaawac ah uu dukaanka ku jiray ilaa iyo 11: 00 habeenimo , goobta ayuuna ku geeriyooday " ayuu mar kale xusay Geeddi.

Dilalka noocaan ah ayaa la sheegay in aad u kordhaan bilaha November iyo December ee sanad walba ,waxaana loo aanaynayaa ciid-da Kirismiska oo la sheegay in kooxaha tuugada ah ay u baahdaan lacago ay khamri ku cabaan.

Ugu danbayn , tan iyo sanadkii 2008-da dad tiradoodu kor u dhaafayso 1900 oo qof ayaa si nacayb ku jiro loogu dilay gudaha Koonfur Afrika ,xilli dalkoodi hooyo aysan ka jirin dowlad awood leh oo xaqooda uga soo dhicisa dowladda Koonfur Afrika.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on November 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>