Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kooxo burcad ah oo Ganacsade Somali ah ku dilay magaalada Cape town

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape town ku dilay ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Axmed Shire Nuur sida ay sheegeen dad goob-joogayaal ah.

Burcad-dan oo ku hubaysnaa hubka noocyadiisa kala duwan ayaa jidka u galay ganacsadahan xilli uu ku sii jeeday goobtiisa ganacsi oo ku taala mid kamid ah xaafadaha ay ku yar-yihin Soomalida ku nool magaaladasai.

2017123636478912019367629d1.jpg

2017123636478912271293039d4.jpg

2017123636478912369940532d5.jpg

"Tirada ay ka koobnaayeen burcad-da falka fulisay si rasmi ah looma hayo , balse waxaan ognahay in ay rasaas ku fureen gaariga marxuumka ,xilli uu ku sii jeeday goobtiisa shaqada " ayuu yiri Maxamed Cali Geeddi Dakharre oo kamid ah Somalida Koonfur Afrika

"Booliska waxa ay inoo sheegeen in ay wadaan baaritaan ku aadan falkan dilka ah , mana jirto ilaa iyo hadda cid nalo sheegay in la soo qabtay " ayuu mar kale yiri Dakhare oo tilmaamay in Somalida si aad ah loo beegsanayo bilahan.

Maalmo ka hor ayey ahayd markii labo wiil oo Somali ah oo isla dhashay lagu dilay magaalada Johansberg ,iyaga oo ku sugan goobtooda ganacsi. Dilka labada wiil waxaa fuliyay dabley lagu qiyaasay 12 Qof oo hubaysnaa.

Ugu danbayn, Beegsiga iyo nacaybka dadka ajaanibta ah ayaa caado ka noqday in badan oo kamid ah magaalooyinka Koonfur Afrika ,waxaana la  xaqiijiyay in tiro dad ah oo dhalashooyin kala duwan haysta in lagu dilay dalkaasi tan iyo bishii hore.  


Hargeysa Online

· abdi on December 03 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>