Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xuutiyiinta oo sheegtay in ay dileen madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax

War goor dhaw laga sii daayay warbaahinta ku hadasha Afka Kooxaha Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in ay xoogaggooda dileen madaxweynihii dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.


Ma jirto cid madaxbanaan oo xaqiijineysa warka ku saabsan dilka Cali Cabdalle Saalax, hasse ahaatee taageerayaashiisa ayaa sheegay in wali uu nool yahay Mr. Saalax, islamarkaana uu hogaaminayo dagaalka.


Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in sidoo kale la dilay madaxii Amniga madaxweynaha oo lagu magacaabo Hussein Al-Hamidi.

Warkan ayaa soo ifbaxay kaddib markii weerar culus lagu qaaday gurigiisa oo la sheegay in gabi ahaanba la qarxiyay,laakiin waxaa la sheegay in madaxweynuhu xiligaa ka maqnaa guriga

Xaalada ayaa wali ah mid cakiran oo waxaa soconaya dagaal xooggan oo ay bar bar socdaan duqeymo lagu garaacayo magaalada Sanca.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on December 04 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>