Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Golaha Wakiiladda Somaliland oo dib ugu celiyey saddex Xeer oo madaxweynuhu ku soo celiyey golaha.

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa markii labaad madaxweynaha dib ugu celiyay saddex xeer oo ay hore goluhu u ansixiyeen, balse uu madaxweynaha xilka ka sii degaya dib ugu soo celiyey golaha wakiiladda.


Saddexdan xeer ee dib loogu celiyay madaxweynaha waxay kala yihiin xeerka booliska, xeerka xabsiyadda iyo xeerka duulista iyo hawadda, waxaanay saddexdaas xeer oo goluhu hore u ansixiyay, ka dibna loo gudbiyey madaxweynaha si uu u dhaqangaliyo, haseyeeshee madaxweyne Axmed Siilaanyo aya wax ka bedel iyo kaabis ku sameeyey ka dibna golaha dib ugu soo celiyey.

“Madaxweynuhu saddexda xeer-ba wuxuu ku soo sameeyay wax-ka-beddel. Sida dastuurku dhigayo waxa weeyi, marka goleyaashu madaxweynaha u gudbiyaan xeer, wuxuu xaq u leeyahay in muddo 21 maalmood ah ku saxeexo ama uu wax-ka-beddel ku sameeyo. Markaa madaxweynuhu wuxuu maray dariiqii sharciga ahaa, saddexda xeer-na wuxuu ku sameeyay wax-ka-beddel. Xeerarkani muddo badan ayay golaha Wakiillada dhex yiileen. Soo jeedinta madaxweynaha goluhu waa in uu raaco, haddii lagu qanci waayo soo jeedinta madaxweynaha.”ayuu yidhi gudoomiyaha golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo isagu kalfadhiga golaha shirgudoominayey.

Waxaanu intaas raaciyay “Waxaa loo baahan yahay in 55 xildhibaan ay u codeeyaan xeerka. Markaana waxa weeye in sidii xeerku kaga baxay golaha Wakiillada, waa in madaxweynuhu ku saxeexo.Haddii la waayo in aqlabiyadii goluhu ku ansixiyay ee 55 xildhibaan ahayd, xeerkaasi wuu dhimanayaa. Waa in markaa xeer cusub la soo sameeyaa”

Xildhibaanadii fadhigaas joogay ayaa la waydiiyay laba su’aalood oo kala ahaa in ay ku qanacsan yihiin soo jeedintii madaxweynaha, taasoo markii ay u codaynayeen ay diideen. Iyadoo markii labaad-na loo codeeyay in xeerkii labada gole ee Guurtidda iyo Wakiilladu gudbiyeen ay raacsan yihiin iyo in kale. Cod aqlabiyad ah oo 55 ah ayaanay ku ansixiyeen xildhibaannadu saddexda xeerba.

Geesta kale guddoomiye Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in saddexda xeer ee ay madaxweynaha ku celiyeen in sharcigu madaxweynaha farayo in uu sidaas ku saxeexo, ansaxna ay ku noqdaan. Waxaannu yidhi “Markaa soo jeedintii madaxweynaha, madaxtooyada ayaanu ku celinay. Markaa madaxweynuhu waa in uu xeerka booliska, xeerka xabsiyada iyo xeerkii duulista hawadda, waxaanay ku dhaqan gelayaan sidii labada gole ay ku ansixiyeen.”

Dhinaca kale waa markii u horraysay ee golaha Wakiillada Somaliland ay madaxtooyada ku celiyaan xeerar uu madaxweynuhu wax-ka-beddel ku soo sameeyay, isla markaana ay hore u ansixiyeen labada gole ee Guurtidda iyo Wakiiladdu.

 

 

Hargeysa Online

 

· abdi on December 04 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired