Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab howlgal mideysan ayaa looga adkaan karaa.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay sida Al-shabaab looga guuleysan karo loogana xoreyn karo gobolada dalka oo ay hadda ku sugan yihiin.


Waxa uu sheegay in Al-shabaab looga guuleyan karo in howlgal wadajir ah la qaado oo dhinac walbo laga weeraro Al-Shabaab sida uu Axmed Madoobe sheegay, wuxuuna tilmaamay in ay muhiim tahay in dagaalka Al-Shabaab meel looga soo wada jeesto.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in Madaxda dowladda iyo madaxda Maamul goboleedyada looga baahan yahay in ay la yimaadaan qorshayaal cad cad oo looga maarmayo ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu xusay in lagama maarmaan ay tahay in la dhiso ciidan Qaran oo awood u yeeshay in dalka dhan amnigiisa ay la wareegaan.

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya shir looga hadlayo Amniga iyo dhaqaalaha, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya Madaxda sare ee dowladda, madaxda maamul goboleedyada iyo wakiilo ka socda beesha caalamka.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on December 05 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>