Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamad ku Taalla Dalka Canada Oo Nin Somali Ah Ku Xukuntay Xabsi Daa’in.

Maxkamad ku taalla Magaalada Ottowa ee Dalka Canada ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Cumar Adeer oo lagu eedeeyay in 2008dii uu Muqdisho ku afduubtay Gabar Wariye ah iyo sawirqaadaheeda kana  qaatay madaxfurasho gaadheysa $10,000 oo Doollarka Mareykanka ah.

 

Cali Cumar Adeer ayaa lagu xidhay Dalka Canada Sanadkii 2015kii markaas ,markaas oo uu ka degayay Garoonka Diyaaradaha ee Ottowa.

Cali Cumar  ayaa Maxkamadda ka hor sheegay in falka afduubka ah ee ka dhacay Muqdisho uu isaga ka ahaa turjumaan hayeeshee aanuu  ku lug lahayn afduubka Gabadha Reer Canada iyo sawirqaadaha Australia u dhashay ee la socday.

Ehelka gabadhan ayaa bixiyay lacag madax furasho ah Bishii November ee Sanadkii 2009kii,waxaana 15 bilood kaddib xorriyaddooda dib u helay Amanda Lindhout oo ah Gabadha wariyaha ah iyo sawirqaade Nigel Brennan.

Tobankii maalmood ee la soo dhaafay ayey Maxkamadda socotay waxaana Cali uu Maxkamadda ka sheegay in aanuu  marna ku lug yeelan afduubka ee uu labada dhinac u kala turjumyaya,hayeeshee Garsoore Robert Smith oo ah garsooraha Maxkadda ayaa sheegay in Cumar lagu xukumay Xabsi daa’in falkaas afduubka ahna lagu helay.

Xukunka ayaa lagu dhawaaqi doonaa Sanadka soo socda ee 2018ka,waxaana Cumar oo Xabsiga ku jiray tan iyo 2015kii aanuu  ka wal walin go’aanka garsooraha xilligii ay dhamaatay Maxkamadeynta.

Qareenka Cali Cumar Adeer oo lagu magacaabo Trevor Brown,ayaa ku dooday in xaaladda Soomaaliya eee 2009kii marka dib loo eego aanay  ahayn meel amaan iyo sharci ka jiray sidaas darteedna Xukunka Adeer uu yahay mid ay Maxkamadda ku deg degtay.


Hargeysa Online

 

· abdi on December 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired