Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Golaha Amaanka oo ka shiraya xiisada ka dhalatay go’aanka Trump ee Quddus.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan deg deg ahi ay ka yeeshaan carrada xoogan ee ka dhalatay aqoonsiga uu Mareykanku Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Israel.


Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag loogu eedeeyay in uu dhegaha ka fureystay baaqii ahaa, inaanu Quddus u aqoonsan Caasimadda Maamulka Israel.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa Khamiistii sheegay in go’aan kasta oo si gooni ah loo qaato uu halis gelinayo nabadda, waxaana uu ku baaqay in xaaladda Qudus lagu xaliyo wadahadalo dhex mara Falastiin iyo Israel.

Wadamada Jaamacadda Carabta, ayaa Sabtida Barrito kulan deg deg ah ka yeelanaya tallaabada uu Donald Trump Magaalada Qudus ugu aqoonsaday inay tahay Caasimadda Israel.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ku baaqay shir inay isugu yimaadan dowladaha ku jira Ururka Iskaashiga Islaamka, maalinta Arbacada, si looga hadlo go’aanka Xukuumadda Washington ee Qudus.

Dunida Muslimka iyo Wadamada Reer Galbeedka, ayaa cambaareeyay tallaabada uu Mareykanku ku sheegay in Qudus ay tahay Xarunta Israel.

Sharci Dejiyeyaasha Mareykanka, ayaa sanadkii 1995-kii saxiixay sharci Dowladda Mareykanka u ogolanaya inay Safaaradeeda Israel u wareejin karto Magaalada Qudus, ha yeeshee tan iyo xilligaa Madaxweyne-yaashii Mareykanka soo maray ay dib u dhigi jireen fulinteeda.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 08 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>