Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaqdarro lagu heshiiyey.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaqdarro lagu heshiiyey

Sida aynu la wada soconno waxaa dhegaha bulshada reer Somaliland ku soo dhacaaya arrin loogu yeedhay jeegaan taas oo looga jeedo laba beelood oo reer Somaliland ah heshiis dhex maray iyada taas macneheedi yahay laba beelood kala deegaan durugsan oo beel walba ay jiraan beelo uga deegaan dhaw sababta jeegaanta loogu macneyna ay tahay su,aal ah maxaa beelaha la jaarka ah ka boodsiiyey?

Haddaba aan is waydiinno laba qof ama laba beelood heshiis ma wada geli karaan ama laba dal su,aashaas jawaabteedu waa

Haa laakiin heshiiska ay wada gelayaan muxuu yahay ma xaqbaa mise waa xaqdarro.

Hadddii ay xaqa ku heshiyaan dhib ma yeesho, laakiin haddii ay xaqdarro ku heshiiyaan marka dambe ayey xaqa ku colloobaan.

Aan iswaydiinno heshiiska xaqarrada ,Alaah subxaana wa tacaala waxaa uu innooga digay in aanay muslimiintu cadaawad isku caawin waxaana ka dhalan kara dagaal sokeeyey oo aan la mahadin ,qaxitaan aan cidna u dan u ahayn waddanka soo dhismay oo burubura dambigana waxaa leh cidda ku Talisa cadaawad beelo kale gaar loo riixaayo.

 Alaah waxaa uu yidhi  isku caawiya wanaagga isu dhibrinta kaas oo ay isna ka dhalan karto waxaa la wada leeyahay oo la wada wadaago, deggenaansho jacayl, macsida oo laga dheeraado.

Madaxwaynihii yaman ee dhowaan lagu dilay dalkiisa waxaa maaamulkiisa hayey laba beelood oo mid uu ka dhashay midna uu ahaa reer abtigii ayaa heshiis ku ahaa in ay dalka cidaan iyaga ahayni maammulin.

Sida foosha xun ee loo dilayna waynu wada aragnay.

Ha la ogaado waddanimada iyo wax wada lahaanshaha.

Meel kasta oo aad tagto heli maysid dalkaaga iyo ciiddaada  cid kuu dhaanta. Yaanu gacantaada ku bururin

Ku qanac arsaaqadda inta uu allaaha kuu qoray

Haddii aad doonto inta kuu qoran in ka badan waad ku daali

Xasuusta allaah ha badiyo

Allaah ayaa mahadoo dhan iska leh muslimiita innaga dhigay

 

Deeq Cabdi Digale

· ifraax on December 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>