Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qarax gowr-dhaweyd ka Dhacay Magaalada New York USA

Qarax ayaa ka dhacay boosteejada Port Authority ee degmada Manhattan ee magaalada New York ee dalkan Mareykanka.


Booliska magaalada New York ayaa sheegay in ay xireen nin looga shakisanyahay inuu ka danbeeyay qaraxa.

Ninka la qabtay ayaa la sheegay inuu yahay qofka kaliyah ee ku dhaawacmay qaraxa.

Saraakiishu ma aysan xaqiijin waxa sababay qaraxa, balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarraxa loo adeegsaday bamka nuuca loo yaqaano tubada ama Pipe Bom.

tareenada mara wadada 42-aad ee aada fagaaraha caanka ah ee Times Square ayaa la xiray.

Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad, Sarah Huckabee Sanders ayaa sheegtay in xaalada qaraxa ay saraakiisha amniga ku wargeliyeen madaxweyne Donald Trump.

 

· ifraax on December 11 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>