| ||
|
Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Maanta Magacaabay Muuse Biixi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir
Haddaba Shabakadda ToggaHerer waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa Magacyada iyo Qabaa`ilka ay ka soo kala jeedaan Wasiiradan iyo Wasiir ku xigeenada Cusubi. *Garxajis* 1-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage (Wasiirka Horumarinta Maaliyada*) Ciidagale* 2-Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada) *Habar Yoonis* 3-Shugri Baandare Wasiirka Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga. *Habar Yoonis* 4-Dr. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame (Wasiirka Caafimaadka*) Habar Yoonis* 5-Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta *Ciidagale* 6-Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada *Ciidagale* *Habar Awal* 1-Dr Sacad Cali Shire Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada) *Ciise Muuse* 2-Cabdilaahi Abokor Cismaan Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka Ciise Muuse* 3-Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada) *Sacad Muuse* 4-Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka *Sacad Muuse* 5-Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha *Sacad Muuse* *Arab* 1-Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wasiirka Horumarinta Maal Gashiga. *Arab* 2-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta*) Arab* 3-Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada*Arab*
*HabarJeclo* 1-Maxamed Kaahin Axmed ( Wasiirka Arimaha Gudaha) *HabarJeclo* 2-Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhka Golayaasha Dastuurka *Habarjeclo* 3-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Horumatrinta Kaluumaysiga *HabarJeclo* 4-Hinda Jaamac Xirsi Wasiirka Arimaha Shaqo Galinta Arimah Bulshada Iyo Qoyska *HabarJeclo* 5-Jaamac Maxamuud Cigaal Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta *HabarJeclo* TolJecle* 1-Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada. *TolJecle *Ayuub* 1-Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha *Ayuub* *Harti* 1-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin Faarax ( Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska) *DhulBahante* 2-Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud) *Dhulbahante* 3-Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore Wasiirka Horu Marinta Biyaha. *Dhulbahante* 4-Ciise Axmed Yuusuf Cadale (Wasiirka Gaashaandhiga) *Warsangali* 5-Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka. *Warsangali * Gadabuursi 1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) *Samaroon* 2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska *Samaroon* 3-Axmed Muumin Seed Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha) *Samaroon ** Others 1-Cabdiqani Maxamuud Caateeyey Fariid (Wasiirka Cadaalada) **Gabooye* 1-Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta * Gabooye*
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|