Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan bulshada ,ciidammada qaranka Somaliland hay,adaha nabadgelyada.


Dal ama waddan waxaa uu ku taaganyahay awoodda Allaah dalka ilaahay raalli ka yahay waxa uu ku abuura ummad u daacad ah dalkooda iyo ciiddooda

hoggaan kasta haddii aanu haysan bulsho  danaynasa dalkooda  awooda ma yeesho waxaa Sharaf iyo qaddarin mudan bulshada kala duwan ee cadawga ilaalinaya waddankooda

Bulshada reer Somaliland

Waa bulsho sabur badan una dul qaatay wax kasta oo ay dhibsadaan kana feejig cid kasta qabyaalad damacda in ay ku maamusho kana door biday dhulkooda Allaah ku wada beeray.

Waa bulsho aan si dhib yar xaqooda loo duudsiyi karin

Haya,daha nabadgelyada

Waxay heegan u yihiin waddankooda ku qaaliga ah ee kuwii ka horreyey u soo halgameen.

Hoggaanka dalka

Dhaarta iyo dhibta ay leedahay qofka muslimka ah ee kitaabka allaah ku dhaartay waa inuu kaga dhabeeyaa wacadka uu ilaahay la galay oo aan cidi ka duwin waayo dhaarta oo aan sideeda loo raacin waxaa ka iman kara dhib joogto ah.

Culimada reer Somaliland

Waxaa la gudboon in ay sheegaan kitaabka Allah oo lagu  dhaarto waxa  ay diintu qabto.

 

Caqli ayaa xaqaaga lagu doonta ee xoog laguma doonto.

Dumarku xooggoodu waa xishoodka iyo aamusnaanta.

Raggana qiimihiisu waa waa inta uu danta guud geliyo.

Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh.  

Deeq Cabdi Digale

 

· ifraax on December 21 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>