Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baarlamaanka u gudbinaya mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Xildhibaannada ayaa ku eedeeynaya madaxweynaha qodobo ay ka mid yihiin ku xadgudubka Dastuurka, qiyaano Qaran iyo bur burinta nidaamka federaalka iyo maamul gobolleedyda.

Xildhaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa u sheegay in Wakaaladda Reuters in 96 Xildhibaan ay Gudoonka baarlamaanka ay weydiisteen in Kal-fadhiga dib loo furo si ay u gudbiyaan mooshinka ay ay ka wadaan madaxweynaha Soomaaliya.

Reuters ayaa sidoo kale baahisay in arintaan ay ka dambeysay kaddib markii ay xasarado siyaasadeed ka dhasheen khilaaf soo kala dhaxgalay beelaha dega gobalka Banaadir iyo hogaanka sare ee Dowladda Soomaaliya.

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan warbaahinta u sheegay in ay laabteen saxiixa mooshin la doonayo in laga gudbiyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

 

Hargeysa Online

· ifraax on December 21 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>