Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Golaha Wasiiradda Somaliland oo maanta aqoon is waydaarsi loo furey.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu ku hawlgeli doonto mustaqbalka soo socda oo ay gundhig u yihiin buug-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE iyo qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (Somaliland National Plan II).

Kulankan ayaa ka furmay Hotel Royal Palace ee duleedka galbeedka caasimadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay  madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, dhammaanba xubnaha golaha wasiirradda iyo hoggaanka mac-hadka  hay’adaha shaqaalaha dawladda, waxaana uu socon doonaa muddo Afar maalmood ah, iyada oo lagu diyaarin doono qorsheyaasha ay xukuumaddu ku hawlgeli doonto sanadaha soo socda, gaar ahaan afarta bilood ee inagu soo foolka leh ama 120 maalmood ee ugu horeeya xukuumadda.

Wada-shaqaynta hay’adaha kala duwan ee dawladda, nidaamintooda iyo sidii looga hortegi lahaa murug ku yimaadda hannaanka la isula jaanqaadaayo, ayaa sidoo kale kulanka lagu faaqiday, waxaana uu madaxweynuhu si hufan u sharraxay baahida loo qabo inay golaha wasiirradu noqdaan mishiinkii hoggaamin lahaa hayaanka waxqabad ee xukuumaddu u heensaysatay muddo-xileedkeeda.

Ugu horrayn madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo kulankan daah-furay, ayaa ku dheeraaday ujeedadda kulanka, waxaana uu sheegay in xukuumadda looga fadhiyo sidii ficil loogu beddeli lahaa ballamihii uu xisbigu ummadda u qabtay oo lagu lammaaneeyey qorshaha horumarinta qaranka Somaliland ee labaad, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Hawlaha inoo yaallaa way badan yihiin waxaana aynu soo galnay olole siyaasadeed, waxaana aynu dadka u ballan qaadnay ballamo waaweyn inaga oo xisbiga KULMIYE ah, Barnaajim lix tiir ah oo dadku aamineen oo qurux badan baynu  samaynay, waxaana aynu rabnaa in Barnaamijkii la furfuro illayn wuu koobnaaye oo 23-kaa wasaaradood ay mid waliba qorshaheedii la baxdo oo ay u samayso sanadle, lix-biloodle iyo saddex-biloodle ka dheegan Barnaamijka xisbiga iyo qorshaha  horumarinta qaranka ee labaad (Somaliland National Plan II), waxaynu u baahanahay inaynu diyaarino 120-ka(Boqol iyo labaatan maalmood) ee ugu horreeya oo run ah.”

201712236364962406152625031-6.jpg

2017122363649624088356526400882.jpg

2017122363649624101998242208822.jpg

2017122363649624133953931172200.jpg

2017122363649624169519389178002.jpg

2017122363649624381635131089002k.jpg

Madaxweynuhu waxa uu xubnaha golaha wasiirrada xusuusiyey in aanay cid gaar ah iyo deegaanno gaar ah midna metelin, balse ay yihiin wasiirro qaran, isla markaana uu madaxweyne ahaan kusoo xushay codkii bulshada oo isku duuban, waxaana uu ku adkeeyey inay ummadda si guud ugu wada-shaqeeyaan, “Intiina I horfadhidaa waxaad Ilaahay ku mahadisaan ninna reer qudhi masoo dooran, anigana reer ima soo dooran oo qaranka oo dhan baa I doortay labadii mucaaridna way igu raaceen, markaa reer I sheegan kara oo dabada I jiidi karaa ma jiro, qaar cod ii badiyey way jiraan, laakiin qaranka oo dhan baa I doortay oo iyagu meel wax ma geeyaan, wasiirradan halkan fadhiyanna ninna caaqil iyo odayaal iima keenin, mana ogayn cidda imanaysa, codkii Umadda ee la iidhiibay awooddiisii uun baan idinku yeedhay, waanad ka nasiib badan tihiin nin olole soo galay oo Oday iyo Caaqil ay hadhow u manno sheeganayaan,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweyne Muuse Biixi  waxa uu sidoo kale sharraxay baahida loo qabo sidii meesha looga saari lahaa  caqabadaha amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo kuwa sharci ee guud ahaan bulshada haysta, isla markaana loo curin lahaa afkaar cusub oo lagaga hortago dhibaatooyinka dalka ka jiro.

Kulankan afarta cisho socon doonaa ayaa ku cusub Somaliland, waana markii ugu horeysay ee madaxweyne golihiisa wasiiradda siminaar loo qabto si looga

 

Hargeysa Online

· ifraax on December 23 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>