Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Weerar xalay lagu qaaday Wasaaradda Gaadhaandhigga Soomaaliya.

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay  lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana iska horimaad ku dhawaad Saacad socday uu dhaxmaray ciidamada difaaca hore ee Wasaaradda iyo kooxaha weerarka soo qaaday .


Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxaha Weerarka ku qaaday Wasaaradda aysan u dhawaan balse ay is qabteen ciidamada ilaalada Wasaaradda oo xaafadaha dhexdooda difaac uga jiray.

Iska horimaadka ayaa sidoo kale waxaa ku biiray ciidamo kale oo ka baxay Wasaaradda taasoo keentay in dagaalku uu sii xoogeysto.

Ma jiraan ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya,kaasi oo ku aadan in Faahfaahin ay ka bixiyaan Weerarkaasi.

Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambeeyay waxaa ka dhacayay weerar toos ah oo lagu qaadayo xarumaha ay maamusho dowlada federaalka Soomaaliya.


Hargeysa Online

 

· abdi on December 24 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>