Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xarrakada Al-shabaab oo fagaare ku toogatay Shan dhalinyaro ah.

Xarrakada Al-shabaab ayaa shalay gelinkii danbe meel fagaaro ah deegaanka Iidaale oo ka tirsan gobolka Baay waxaa ay ku toogteen Shan dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay la shaqeynayeen sirdoon Caaalami ah iyo kuwa Maxalliga ah.


Degaanka Iidaale oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jira 60-KM ayaa lagu toogtay dhalinyaradan oo ay ku eedeeyeen Al-shabaab in ay la shaqeynayeen dowladda Mareykanka, Dowladda Federaalka iyo Maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

Saraakiisha Shabaab ayaa dadka u sheegay in raggan lagu hellay dhammaan danbiyada lagu soo eedeeyay, kadibna lagu fuliyay xukunkii dilka ahaa oo lagu xukumay.

Ragga Shabaabka ay toogteen ayaa waxa ay kala ahaayeen Mahad Cali Xasan oo Al-shabaab ay sheegeen inuu la shaqeynayay ciidamada Bancroft ee Maraykanka uu tababaray, Jibriil Saalax Xaaji Maxamed oo la shaqeynayay sirdoonka Dowladda Federaalka, Mahad Cabdi Axmed oo 21 jir ahna wuxuu la shaqeynayay Sirdoonka maamulka Jubbaland, Maxamed Cali Aadan oo la shaqeynayay dowladda iyo C/casiis Ibraahim Maxamed uu la shaqeynayay maamulka Koonfur Galbeed.

Al-shabaab ayaa sidan oo kale dhowr jeer dilal toogasho ah ugu fuliyay rag isugu jira caddaan iyo Soomaali, kuwaasi oo Al-shabaab ay ku eedeeyeen in ay warar hoose u gudbinayeen Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Shisheeye.


Hargeysa Online

 

· abdi on December 25 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>