Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Saraakiil Kenyaan ah oo ka tirsan Al-shabaab oo wax yeelo ka soo gaartay duqeynta Mareykanka.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay duqeyn ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen gudaha dalka Soomaalya wax yeello ka soo gaartay Labo sarkaal oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab kuwaasoo ahaa muwaadiniin Kenyaan ah.


Warar lagu daabaacy Warbaahinta Kenya duqeyn uu Maraykanka ka geystey Koofurta Soomaaliya ayaa waxaa lagu diley labo ka mid ah dagaalyahanada ururka Al-Shabaab halka afar kalana ay ku dhaawacmeen.

Saraakiisha ayaa magacyadooda lagu sheegay Maxamed Axmed Faarax iyo Cabdulahi Waliid, waxayna dowlada Kenya sheegtay in lagu daweynayo saldhig uu Al-Shabab ku leeyahay gudaha dalka Soomaaliya.

Dhalinyaro badan oo Kenyan ah ayaa ku biirtey ururka Al-Shabaab oo ah urur la dagaalama dowlada Soomaaliya isla markaana ka fuliya weeraro gudaha wadanka Kenya.

Mareykanka ayaa kordhiyay duqeynta ay ka geysanayaan gudaha dalka Soomaaliya iyadoo duqeymihii ugu dambeeyay lala bartilmaameedsaday dagaalyahano aan xilal sarsare ka hayn ururka Al-Shabaab.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>