Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cabdi Qeybdiid : Ciidamadii i soo weerarray waxaa la ii sheegay in ay ka amarqaadanayeen Imaaraadka.

Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta.


‘’ Markii uu falku dhacay waxaa uu soo wacay Ninka lagu magacaabo Saadiq Joon oo ii sheegay in ciidamada Gurigeyga soo weeraray ka tirsanaayeen ciidamada uu Imaaraadku  tababaro ee ku sugan Muqdisho’’ ayuu yiri Senator CabdiQeybdiid.



CabdiQeybdiid ayaa intaa ku darray in uu ka maqnaa markii uu falka ka dhacayay Guriga hasse ahaatee ay ciidamadu Qoryo ku qabteen sida uu hadalka u dhigay Gabar uu dhalay iyo Xaaskiisa. 

 ‘’Koley Annaga ciidamada dowladda ayaa u aragnaa ciidamada soo gallay Guriga, waxaa halkan noogu yimid taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in ay baarayaan falka dhacay’’ ayuu yiri CabdiQeydiid

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo dhacdadan ka hadlay ayaa sheegay in uu farayo laamaha ciidamada in ay si deg deg ah shariga loo horkeeno cid kasta oo ka danbeysay weerarka guriga Senator Qeybdiid.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on December 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>