| ||
|
Maxkamada ciidamada oo la horkeenay rag ku eedeysan Qaraxii Zoobe.Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageystay dacwad loo heysto rag lagu eedeynayo in ay ka dambeeyeen qaraxii lagu hoobtay ee 14,kii bishii Oktoobar Sanadkii 2017 ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.19 seconds
|