Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somalia oo Booqashadiisi ugu horeysay ku yimid Puntland.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ,xilli maalmihii la soo dhaafay si weyn loogu diyaar-garoobayay soo dhaweynta isaga iyo wafdiga la socda.

 

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada kuwooda ugu muhiimsan ayaa wafdiga madaxweyne Farmaajo ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe.

Amniga garoonka diyaaradaha ayaa si weyn loo adkeeyay ,waxaana sugid-da amngia ka qayb-qaadanaya ciidamo Federaal ah oo shalay yimid magaalada Garowe ,kuwaasi oo ka soo horeeyay madaxweynaha.



Madaxweyne Farmaajo ayaa salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo goobta ku sugnaa , isla markaana qayb-weyn ka ahaa soo dhaweynta madaxweynaha Somalia ee magaalada Garowe.

"Labo munaasabad ayuu madaxweynuhu u yimid ,kuwaasi oo kala ah furitaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe iyo ka qayb-galka sanadguuradii afaraad ee ka soo wareegatay markii la doortay madaxweynaha Puntland .




Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu kulamo la qaadan doono madaxda Puntland kuwooda ugu sareeya oo ay ku jiraaan odayaasha dhaqanka ,isla markaana intooda badan diiradda lagu saari doono xaaladaha dalka iyo wada shaqaynta labada dhinac in ay kororto.


Ugu danbayn, imaanshaha madaxweynaha ee Puntland ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ,tani iyo markii uu ku soo biiray siyaasad-da Somalia ,iyadoo qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolka ay ku eedayn jireen madaxweynaha in uusan xiriir wanaagsan la lahayn madaxdii soo martay Puntland.


Hargeysa Online

 

· abdi on January 07 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>