Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Isku socodkii gadiidka rayidka deegaannada Somaliland iyo Puntland oo la joojiyay

Guddoomiyaha gobolka Nuugaal ee dowlad gobolleedka Puntland Cumar Fara-weyne ayaa sheegay in la joojiyay gadiidkii rayidka ee isaga kala gudbi jiray deegaannada Puntland iyo Somalland, waxaana uu intaa ku daray in loo ogol yahay oo kaliya dhaqdhaqaaq gadiidka mas’uuliyiinta iyo kuwa ciidamada.


Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadka rayidka ah ee ka soo jeeda Somaaliland ee doonaya in ay soo galaan Puntland waddadu u furan tahay, kuwa hadda jooga Puntland ee ka soo jeeda Soomaaliland-na wax dhibaato ah la kulmi doonin.

‘’Cid kasta oo ka imaneysa  Somaliland waddadu wey u furan tahay, dadka hadda ku sugan Puntland ee ka soo jeeda Soomaaliland iyaguna waa joogi karaan oo Soomaalinimo ayaa loo ogol yahay, laakiin xaalado ayaa jira, inta xaaladahaa taagan yihiin yihiin waddadu wey xiran tahay ilaa amar danbe ayuu yiri’’ ayuu yiri guddoomiyaha.

Sababta loo xiray isku socodka dadka iyo gadiidka deegaannada Puntland iyo Soomaaliland ayuu ku micneeyay guddoomiyaha xiisasdaha colaadeed ee soo cusboonaaday, isaga oo sheegay in ay ka foojigan yihiin in dad rayid ah la wax yeelleeyo.

Dad badan ayaa qaba in xiisadan ay ka dhalatay socodaalkii uu dhawaan Wasiirka Qorsheynta dowladda federaalka uu ku tagay degaanno ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag, taasoo sababtay in shalay labada maamul uu dagaal ku dhexmaro degaanka Tukaraq.

Hargeysa Online

· abdi on January 09 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>