| ||
|
War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland.War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan diginin madaxadhaqameedka caadaystay hadallada xanafta leh iyo kala qaybinta bulshada waalaha ah ee reer Somaliland. Ku: Golaha sharcidejinta wakiillada bulshada Somaliland. Og: Golaha guurtida . Og: Ciddanka qaranka Ujeeddo:Digniin kama baaq dheer ah. Bismilaahi Raxmaani Raxiim.
Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Annaga oo ah odayaasha kor ku xisan waxaanu ka tiiraanyeysannay. Hadallada ka soo yeedhaya madaxdhaqameed qaarkood kuna tiraabaya dagaal ay u horseedayaan shacabka walalaha ah ee horeba xalladada adag jiray una baahanayn dagaal isku dhac,filiqtan iyo dhibaato kuna naalloonaaya nabaddooda ay jidka dheer u soo mareen. Waxaannu u sheegi lahayn hay,adaha aannu magacdhawnay. In ay nala qaataan talooyinkan hoose.
haddii aan qaran jirin dalkuna qiima yeelan maayo jegaannina jirimayso Allah ayaa mahad leh innaga dhigay bulsho muslimiin ah oo wanaagga u halgama xumaantana iska reeba dalkoodana ilaashada Deeq Cabdi Digale
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|