Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab oo Qarax ku weeraray ciidamo ka tirsan dowladda Kenya.

Kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu waramayaa in weerar Jidgal ah ku qaadeen Al-shabaab.


Wararku waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab gadiidka ay la socdeen ciidamada Kenya ku weerarreen Qarax Miino, ciidamada ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen deegaanka Faxfax-dhuun ee Gobal Gedoi, iyaga oo sahay u siday ciidan halkaasi ku sugnaa.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen qaraxan in uu haleelay mid ka mid ah kolonyada ciidamada Kenya, iyadoona dhawaaqa Qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano iyo Tuulooyin u dhaw goobta qaraxa uu ka dhacay.

Al-shabaab oo masuuliyadda qaraxan sheegtay ayaa waxaa ay sheegeen Qaraxan uu qabsaday gaari Beeba ah, islamarkaana uu khasaare soo gaaray ciidamadii la socday.

Ma jirto ilo rasmi ah oo xaqiijinaya khasaaraha dhabta ah ee ciidamada Kenyan-ka ka soo gaaray qaraxaasi Miinada ah ee Al Shabaab wadada ugu aaseen ciidamada Kenyan-ka.

Gobolka Gedo ayaa inta badan waxaa ka dhacay weerarradan ugu badan oo Al-shabaab ay ku qaadaan ciidamada Kenya ee ka howlgala deegaannada gobolka.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 15 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>