Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka u soo celineya Maxaabiis laga sii daayay xabsiyada dalka India.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka golaha Wasiirada horgeeyay warbixin ku saabsan halka ay marayaan soo deynta Maxaabiista ku xiran dalka Hindiya.


Wasiiru-Dowlaha ayaa sheegay in bisha Febraayo Maxaabiis Soomaali ah laga sii deyn doono Xabsiyada dalka Hindiya ayna soo gaari doonaa Muqdisho.

Waxaa uu sidoo kale kulanka golaha Wasiirada ka hor sheegay in dowladda ay qorsheyneyso in diyaarad gaar ah ay u direyso Maxaabiistaasi ku xiran dalka Hindiya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo dhaqan gelinta heshiiska ay wada galeen dowladdaha Soomaaliya iyo Hindiya.

Waxaa uu sheegay in golaha Wasiirada ay aad kaga doodeen sida ugu dhaqsiyaha badan in lagu soo celiyo maxaabiista ku xiran Hindiya.


Hargeysa Online

 

· ifraax on January 19 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>