Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Geerida ka Dhalatey Qaraxyadi Mogdisho oo Korortey

Tirada dhimashada qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordheysa, iyadoo inta badan meydadka la geeyay mid ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.


Waxaa la xaqiijiyay geerida 34 ruux oo 27 kamid ah iyagoo meyd ah la geeyay isbitaalka Madiina, halka labo kamid ah dhaawacii isla isbitaalkaasi la gaarsiiyayna ay geeriyoodeen. Waxaa kale oo ay dowladda Soomaaliya soo bandhigtay meydka 5 ruux oo ahaa maleeshiyadii weerarka soo qaadday.

Qaar ka tirsan wakaaladaha wararka caalamiga ah oo soo xiganaya saraakaal ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya, ayaa sheegaya in dhimashadu ay intaa aad uga badan tahay oo ay gaareyso ilaa 45 ruux.

Qaraxyada iyo weerarka waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan 36 ruux oo la kala geeyay qaar ka tirsan isbitaallada magaalada Muqdisho.

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay weerarradaasi, waxaanay intaas ku dareen in ay ku dileen tobannaan ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Waxaa jira bur-bur xooggan oo ka muuqda dhismayaasha ku yaalla aagga ay qaraxyadu gil-gileen, oo ah goobo aad ugu kala dhow Madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Hey’adda Nabad-sugidda Qaranka.

 

 

Hargeysa Online

 

· abdi on February 24 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>