Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab oo la wareegay qeybo ka mid ah degmada Balcad.

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahano ka mid ah ururka Al-Shabaab ay weerareen degmada Balcad oo 37km dhinaca Waqooyi ka xiga caasimada dalka ee Muqdisho.


Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in Xaafado ka mid ah degmada Balcad la wareegeen ururka Al-Shabaab iyadoo rasaas laga maqlayo qeybo ka mid ah magaalada Balcad.

Xarumaha ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ka mid ah sida sheegeen dad ku sugan magaalada Balcad Saldhigga Booliska iyo Xarunta degmada.

Qeybo ka mid ah degmada ayaa laga maqlayaa rasaas saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Balcad.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dad rayid ah ay waxyeelo ka soo gaartay weerarka ay Al-Shabaab ku qaadeen degmadaas.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaaa.


Hargeysa Online

 

· abdi on March 02 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>