Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka jawaabay hadalkii ra'iisal wasaare Kheyre.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay xukuumadda Soomaaliya oo uu ku tilmaamay dagaal uu ku soo qaaday Somaliland.

 

Madaxweyne Muuse ayaa si adag uga hadlay hadaladii Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan khayre kaga hor yimid heshiishka saddex geesoodka ah ee Dekadda Berbera, waxaanu ka sheekeeyey taariikh dheer ee Somaliland iyo Soomaaliya soo wada mareen.

“Dhayal, faan-faan iyo raalli-gelin siyaasadeed bay kaa ahayd, laakiin Ladh iyo dacar iyo wixii nasoo gaadhay bay kicisay, maantana colaad horleh iyo dagaal baad abuurtay, waxaana aanu u qaadanaynaa inaad dagaal cad (Declaration of war) kusoo qaadday Somaliland, diyaarna waanu kuu nahay. Xorriyadda Somaliland-na kaftan ma gasho, annaana Berbera xukuma, noolaan maysid, horumar samayn maysid, cidna lama hadli kartid, sidee baad noogu quudhay, laakin war baadan haynin.”ayuu yidhi madaxweyne Biixi oo si adag uga hadlay hadaladiii ka soo baxay madaxda Soomaaliya.

Waxaanu intas ku daray “ maantana iclaan dagaal baad qaaddaye guddoon, heshiiskaasina wuu hirgelayaa, Berbera-na caalamka oo dhan baa isugu imanaaya, ninna marti ugama nihin, dalkii aanu naftayada u hurnayna waanu ka baayac-mushtaraynaynaa, kulana heshiis gelaynaa, faankaaga iyo kelmedaha aad tidhina wixii aad ka qaaddo ee aan xumaan ahayn baanu kaa eegaynaa.”

Madaxweynuhu waxa uu sidaas ka sheegay munaasibad ay soo qabanqaabiyeen haweenka reer Somaliland oo loogu dabaaldagayey 8 march oo ah maalintii haweenka ee aduunka.

Madaxweynuhu waxay hadalkiisa qiiro galisay haweenkii madasha fadhiyey, waxaana ka muuqday iyagoo ilmo iska tiriya, isla markaana ka qiiraysan hadalka madaxweynaha ka dib markii uu madaxweynuhu ka sheekeeyey saami qaybsigii lixdankii, xasuuqii ka dhacay Somaliland iyo dagaaladdii dhexmaray xukuumaddii Siyaad Bare iyo xoogagii jabhaddii SNM, waxaanu sheegay in hadalka madaxda Soomaaliya ka soo yeedhay xasuusinayaa nabaro ay ka bogsadeen.


Hargeysa Online

 

· ifraax on March 08 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>