Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Buurmadow oo xabsiga laga siidaayey iyo Puntland oo ka hadlay xadhigiisa.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa goor dhoweyd laga sii daayey xabsiga dhexe oo laba cisho ku jiray.

Ciidanka Amniga ayaa laba habeen ka hor xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo wakhtigaasi ku sugnaa hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaanu wakhtigii xabsiga loo taxaabayey la joogay wasiiro ka tirsan xukuumaddan.

Odayaasha deegaanka uu ka soo jeeday ayaa dadaal dheer u galay sidii boqorka xoriyadiisa dib u heli lahaa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Boqor Buurmadow ayaa lagu eedeeyey inuu wax u dhimay qaranimadda Somaliland mar uu xaflad madax dhaqameed lagu caleemo saarayey deegaanka Puntland uu hadalo ka soo jeediyey, waxaanu boqor Buurmadow sheegay inuu ku baaqayo in ciidamada Somaliland iyo Puntland la kala qaado iyo inuu sheegay inuu afka madaxweyne Muuse Biixi ku hadlayo oo uu madasha ka sheegay, taas oo xeer ilaalintu ku soo oogtay inay tahay dambi uu ka galay qaranimadda.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa isna ka hadlay xadhiga Boqor Buurmadow, waxaanu sheegay in xadhigaasi uu arko khalad.

“Somaliland waxa lagu xidhay Boqor Buurmadow, waxay ila tahay isimadu inay mudan yihiin karaamo iyo sharaf, in la dhawro sharaftoodda iyo cirdigoodda in aanay sax ahayn in isim ah oo meel dalkiisa ka mid ah tagay ayuu aha, isimaradda xuduud ma leh, nabadeynta u tagi karaan, ma garan kara sababta uu ku mutaystay xadhigaasi Boqor Buurmadow, cid kasta oo soomaali oo wanaag wada waanu soo dhoweynaa”ayuu yidhi Cabdi Wali Gaas madaxweynaha Puntland.

Xadhiga boqor Buurmadow ayaa dadweyne degan degmada Ceel afweyn u mudaahraadeen, isla markaana xadhigiisa ku tilmaameen mid sharci daro ah.

 

Hargeysa Online

· ifraax on April 21 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>