Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay khasaarihii ka dhashay Duufaanta.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay khasaarihii duufaanta xeebaha ku dhacday keentay iyo dagaalka soo noqnoqday ee ka dhacay Tuko raq oo uu sheegay inay wadaan dawladda Soomaaliya.


Mar uu ka hadlayey duufaanta iyo dhibaataddii ay sababtay waxa uu sheegay in ku dhowaad konton qof ay ku geeriyoodeen, isla markaana xoolihi ku madheen, halka guryihii badankoodii dumeen.

“Duufaantii dhacday meelo badan bay martay waxaanay dishay 49 qof oo toddobo qof ilaa hadda aan lahayn, waxa ku jiray shan caruur ah oo aan shan jir gaadhin, waxa dhaawacmay toddobaadan qof, sidoo kale 80%  xoolihii way dhinteen oo geelii ugu adkaa ayaa kuwii xeradda ku jirayna dhinteen kuwii banaanka jiray way dhinteen, waxaanay dhimashadu ku badan tahay labada degmo ee kala ah Baki iyo Lughaya”ayuu yidhi Biixi oo ka hadlayey dhibaataddii ay keentay duufaantii ku dhacday xeebaha.

Waxa kale oo uu ka hadlay dagaalka Tuko raq oo uu sheegay inay dhawrkii jeer soo weerareen ciidamada Soomaaliya, waxaanu sheegay in dagaalkaasi ay ka dambayso Soomaaliya oo muran xaga xadka ahi ka dhexeeyo.

“Puntland iyo Somaliland isma hayaan, wax colaad ah oo ka dhexeysay ma jirto waana dad daris ah, waa siyaasad ka timid Muqdisho oo dawladaasi soo goysay oo ay ku doonayso inay ka taliso Somaliland, waxaanu Farmajo caalamka u tusayaa inay Somaliland tahay gobolada u taliyaan mid ka mid ah”ayuu yidhi.

Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in wada hadalo xaga telefoonka oo la wada xidhiidhsiiyey isaga, Farmaajo iyo Cabdiwali Gaas uu saddex goor ka baxay Cabdiwali Gaas, waxaanu xusay in arrintaasi uu markhaati ka ahaayeen ergayga UN-ta iyo Safiirka Maraykanka u jooga Soomaaliya.


Hargeysa Online

 

· abdi on May 26 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>