Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaraxyo Lagu Weeraray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Xamar.

Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo maanta lagu weeraray Wasaaraha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Soomaaliya.


Labada qarrax oo loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa lala beegsaday dhismaha Otto Otto ee magaalada Muqdisho oo xarun u ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Amniga iyo Ciidanka booliska Taraafikada ee loo yaqaano Oto Oto.

Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada amniga ee dowladda ay howlgal culus ka sameeyeen gudaha dhismaha Oto Oto, halkaas oo ay kula dagaallameen saddex nin oo hubeysnaa oo gudaha u galay dhimahaasi.

Ciidamada ayaa dilay raggi weerarka fuliyay oo gaarayay saddex nin.

Dad badan ayaa ku go’doomay xarunta la weeraray intii ay socdeen qaraxyada iyo dagaalka ka dhacay gudaha xarunta. Dadka qaar ayaa la sheegay in ay ka boodeen daaqadaha.

Xarunta Oto Oto ayaa aad ugu dhaw dhismaha baarlamaanka iyo iyo xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.

Xarakada Al Shabab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkani. Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Hargeysa Online

 

· abdi on July 07 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>