| ||
|
Ceeb laga fogaado ayaa la arki jiray ee ceeb la dhex fadhiisto waa laga xishoon jiray.
Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan golaha guurtida oo ku dhiirraday gubista buuggi milgaha dumarka soomaliyeed ee wasiirka guri barwaaqo ku aflagaadeeyey.
Ceeb laga fogaado ayaa la arki jiray ee ceeb la dhex fadhiisto waa laga xishoon jiray U fiirso wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka isma galaan dhaqanka oo xil loo qaado iyo dhaqanxumo lagu kaco Waxay ku hadhay golaha wakiillada oo bulshada reer Somaliland ka wakiil ah oo iyaga dacwaddo lagu horrasiiyey oo aan ka soo dhawaaq celin lana aamusay dadka xumi ma dhintaan Shacabka reer Somalilan waa bulsho nadiif ah kana dhawrsoon xumaan kasta waa bulsho u adeegta dadkooda jilicsan waa dad aan loo gabban Karin ilaashada nabaddooda ay ku hurdaan cadawgooga meel uga soo wada jeeda aan oggolayn hoggaan eexda ama beelaha kala qaybiyo . Talo soo jeedin.
Ha yaraysan qof aad isleeday wuu kaa liitaa. Deeq cabdi digale
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|