Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Farmaajo.

Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen kulankii u dembeeyay ee hoggaamiyayaashaasi ay la yeesheen madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre .

 


Xafiisyada warfaafinta madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur galbeed. Jubaland, Hirshabeelle iyo Puntland ayaa waxay dhammaan ku qoreen warbixinadooda in kulankii dhacay uu geed xaar u ahaa shirka looga hadlayo xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya iyo hannaanka doorashooyinka 2020/2021.

Dhowaan waxaa la filayaa in magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug uu ka furmo shirka maamullada qeybta ka ah faderaalka, maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha. Waxaana lagu falanqeyn doonaa xaaladda dalka sida amniga, doorashada iyo wada shaqeynta maamulladaasi iyo dowladda dhexe ee uusan qaar xiriirkooda wanaagsaneyn.

Waxaana la filayaa in kulankaasi si gaar ah looga doodo hannaanka doorashooyinka oo si weyn isha loogu wada hayo .


Hargeysa Online

 

· abdi on July 20 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>