Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hayada NRC oo noqotay xarunta musuqa qabyaalada,burburinta Horumarka iyo niyadjabinta muwaadiniinta.

BISMILAAH, MARKA HORE MUWAADINIINTA SOMALILAND WAAN SALAAMAYAA.
Marka labaad waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa,
arinkaas oo ah in hayadaha wadanku badidoodu aanay ku shaqayn sidii wadamadii soo dirsaday ee meel dhexe wax laga badalo taas oo ah in marba cida madax ka noqotaa ay ku takri fasho oo ay siday doonaan ka yeelaan haba sii kala daraadeene, waxaan tusaale u soo qaadanayaa hayada NRC oo in badan dalka ka shaqaynaysay waxay sameeyaan raga madaxda ka ahi iyo shaqaalaha sida  qoyska family ga ah lagu keenay oo ah, abti ruma inaadeer ruma,adeer ruma dumaashi iyo seedi, in aanay u aaba yeelin musuqa iyo qabyaalada ay isku urursadeen dalkana waxa waxyeelaya aanay ka diidin hayada sida siidka beeraha oo kale oo ah siidh marka la beero aan geedkii siidh dambe laga intifaacsanayn ee uu siidhkii dabar go,ayo kala may hadlin hayada oo may odhan waxani dadka anfici maayaane dadkii bay u qaybiyeen kadib baa beeralaydu ogaatay oo ay diideen.
hadana kasii darane waxii manfaca lahaa waxaa lagu qaybiyaa eex iyo qabyaalad iyadoo ay noqotay meel aan hadal wax ka tarayn dad iimaan leh oo dadka iyo dadka ka naxayaana aanay joogin ileen marka horaa musuq lagu abuuray shaqaalaha ee maaha shaqaale khibrad iyo aqoon lagu keenay in yar mooyaane oo nasiibku keenay intaasina ma hadli karaan oo kooxdii family ga ahayd iyo qabyaaladii baa isugu tagaysa oo godoon baa laga dhigayaa.
waxaa intaaba ka sii daran shaqaa la soo dhajinayaa markaasaa run la moodayaa oo dad masaakiina oo shaqa doon ah ay wakhti badan ku bixinayaan inay ka qayb galaan, laakiin arinku sidaas maahee waa si kale qofkii doonaya in uu wax badan ka ogaadaana wuu ogaan karayaa, lugooyada meeshaa ka jirta.
Xaga raashinka barakacayaasha taa iyada hadalkeedaba daa oo xaalku waa ( HAL XAARAAN AHI NIRIG XALAALA MA DHASHO ).
Hadaba dulmigaa iyo boobkaa iyo xaaraantaa is huwan illaahay waa inaga qabanayaa oo waa sir maqabe allow sahana, mar uun way fashilmayaan oo dawladihii iyo dadkii wax u soo dhiibi jiray iyo iyagu way is baran insha allaah.

by : axmed maxamed

· ifraax on July 21 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>