Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mahdi Guuleed oo loo Magacaabay Ra'isulwasaare KMG ah.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ra'isulwasaare si kumeel gaar ah ugu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), una xilsaaray inuu sii wado howlaha xukuumadda.


Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu tallaabadan qaaday si aysan “hakad u gelin qorsheyaasha dowlad-dhiska iyo horumarinta ee dalka,” inta laga soo magacaabayo ra’iisulwasaare cusub.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ahaa Ku-xigeenka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya tan iyo bishii March ee sanadkii 2017-kii.

Ra’iisulwasaare Xassan Cali Kheyre ayaa maanta waayay kalsoonidii baarlamaanka ka dib markii cod loo qaaday ayna 170 xildhibaan codkooda kala laabteen sida uu sheegay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa aqbalay kalsooni kala noqoshada xukuumaddii uu hogaaminayay Xassan Cali Kheyre.

Dhanka kale, qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu doonayo in doorasho ay waqtigeeda ku dhacdo ayna noqoto mid ay dhinacyadu heshiis ku wada yihiin.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyay in ay dalka ka dhacayso doorasho waqtigeeda ku qabsoonta oo lagu wada qanacsan yahay, waafaqsanna Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka dalka,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Ugu danbeyn, qoraalka ayaa lagu xusay in dowladda federaalka ee Soomaaliya ay ka go’an tahay meel marinta qodobadii ka soo baxay shirkii madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad-goboleedyada dhowaan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

 


Hargeysa Online

· abdi on July 25 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>