Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in Hasan Ali Khayre lagala laabtay kalsoonida

Guddoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ay ku fashilantay shaqooyin laga rabay iney qabato sidaas darteedna , golaha aqalka hoose ee Baarlamanka dalka uu maanta kalsoonidii kala noqday.




Waxa uu sheegay in xildhibaanno gaaraya 178 mudane ay yimaadeen kulankii maanta ee Baarlamanka waxaana codka kalsooni kala noqoshada loo qaaday xukuumadda ra’iisul wasaare Kheyre uu hoggaamiyo.

“Waxaa kalsoonida kala noqday 170 xildhibaan, waxaa diiday 8 mudane, ma jirin cid ka aamustay” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan.

Guddoomiye Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda ra’iisul wasaare Kheyre ay ku fashilantay ka shaqeynta doorasho qof iyo cod ah , in ciidamada dowladda Soomaaliya ay hanan waayeen amniga dalka , arrinta maqaamka caasimadda iyo afti u qaadidda iyo meel-marinta dastuurka iyo ugu dembeyn hir-gelinta axsaab siyaasadeed oo saami ku yeelata hannaanka geeddi socodka dalka.

Ugu dembeeyn waxa uu Guddoomiye Mursal ka codsaday madaxweyne Farmaajo in uu soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub .

 

 

Hargeysa Online

· abdi on July 25 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>