Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaamacadda Carabta oo sheegtay iney sii kordhineyso taageerada Somaliya.

Xoghaya guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Qayd iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku wada hadlay Khadka taleefanka ayaa waxay isku soo qaadeen xaaladda siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.


Sida lagu qoray Waregys kasoo baxa gudaha Masar jaamacadda Carabta ayaa ballan qaadday iney sii kordhin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya oo ku aaddan dhammaan dhinacyada laga wada hadlay.

Waregyskan oo xigtay mas’uuliyiin dhinaca xafiiska Xoghayaha Jaamacadda Carabta ah ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu si faah faahsan Abu Qayd uga warramay xaaladda ammaan dhaqan dhaqaale iyo midda siyaasadeed ee hadda ka jirta dalka Soomaaliya.

Wada-hadalkaan ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli dowladda madaxweyne Farmaajo uu hoggaamiyo ay cadaadis kala kulmeysso mucaaradka gudaha iyo qaar kamid ah xubnaha beesha Caalamka oo doonayo in la isla garto nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa dabayaaqada sanadkan iyo bilowga kan soo socda.


Hargeysa Online

· xaaji on August 14 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>