| ||
|
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah ee shirkadda telesom.Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda telesom ee islaamka ah waxaa yaranaya dhalinyarada kooxda u wada socota kufsiga sinadu leedahay tuugada Hawl fududayn ayey dhalllinyarada ka baqanaysay Waxa farxad rayrayn noo ah arooska ah ee dhallinyarada facugga ku kala daashay ee shirkaddu waxay wax u samaysay wax lagu.daydo Talo soo jeedin in 1.wixii dawladda looga bahna ayey shirkadda telesom 2 in ay shirkadaha kalena ku dhiirradaan 3 doorashado xilligeeda ku qabsoonto Ha dhiman adoo dayn ummadeed ku maqanyahay
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|