Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Burcad badeed Soomaali ah oo sii daaysay dad muddo ay heysteen.

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay seddex ruux oo u dhashay dalka Iiraan oo ay Af-duubteen sanadkii 2015-dii, sida lagasoo xigtay sargaal sare oo lataliye ka ah dembiyada badaha ka dhaca oo saldhiggiisu yahay waddanka Kenya.

 

John Steed ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in shaqaalahii u dhashay dalka Iiraan ee saarnaa markabkii la qabsaday bishii Maarso ee sanadkii 2015-kii lasii daayay.

“Shaqaalihii saarnaa markabka FV Siraj ee Iiraan u dhashay waa lasii daayay” ayuu Steed  u sheegay Reuters .

Wuxuu intaa ku daray iney hadda ku suganyihiin waddanka Itoobiya oo ay marayaan baaritaanno caafimaad oo la xiriira Covid-19, kadibna waxay u gudbi doonaan waddanka Iiraan.

“Tani waxay soo afmeereysaa, xanuunkii qafaalka ee kooxaha burcad badeedda’ ayuu hadalkiisa kusii daray.

John Steed oo horay uga tirsanaa Ciidamada waddanka Ingiriiska ayaa waxa uu sidoo kale tilmaamay in Burcad badeeddu ay qafaasheen 4 ruux oo Iiraan u dhashay, laakiin mid kamid ah dadkaas ayaa lisii daayay xilli hore, kadib markii uu si daran u xanuunsaday.

Ma sheegin in lagusii daayay lacag madax furasho ah iyo in kale, laakiin sii deyntooda ayaa imaaneysa, xilli dhowaan kooxo burcad badeed ah ay biyaha Soomaaliya ku qafaasheen markab kale oo sitay lacanka Panama.

 

Hargeysa Online

· ifraax on August 21 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>