Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xasan Shiikh oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Puntalnd.

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,  hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo madaxweynahii hore ee Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxay magaalada Muqdisho kula kulmeen Madaxweynaha Puntalnd Saciid Cabdullaahi Deni.

Mas'uuliyiinta kulanka yeeshay ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda siyaasadda dalka,  marxaladda kala guurka ah iyo arrimaha doorashadaa Soomaaliya.

Saciid Cabdullaahi Deni oo hadda Muqdisho u jooga kulan lagu wado inuu la qaato madaxweynaha Soomaalya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si loosoo af-meero khilaafka u dhexeeya dowlad Goboleedyada Puntalnd, Jubaland iyo dowladda dhexe.

Inkastoo ay kulmeen mas'uuliyiintaan haddana Warbaahinta si guud ugama aysan sharraxin waxyaabaha intaan dhaafsiisan oo ay ka wada hadleen. 

Hargeysa Online

· abdi on September 02 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>