Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dhaqan galinta heshiiska doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Faafinta iyo dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020-2021, isagoo ku dhawaaqay in doorasho loo dhaqaaqayo.


Raysal wasaaraha ayaa hay’addaha qaranka ee kaalinta ku leh arrimaha doorashooyinka faray inay fuliyaan heshiiskaan si waafaqsan habraaca lagu heshiiyay.

Waxaa uu sheegay inay xukuumadiisa ka go’an tahay in ay dalka gaarsiiyo doorasho xallaal ah.

Raysal wasaaraha ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay taageeraan hannaanka doorasho si ay waqtigooda ugu qabsoomaan.  

Hadalka raysal wasaare Rooble, ayaa yimid xilli uusan weli soo magacaabin xukuumadii ka shaqeyn lahayd fulinta heshiiskaan, inkastoo uu tilmaamay in lasoo magacaabidoono labo guddi doorasho iyo guddiga xalinta khilaafaadka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ballanqaaday in doorashada lagu qabandoono waqtigii la doortay, taasoo ka dhigan in aysan hal maalin dib u dhicidoonin.

Dadka arrimaha siyaasada falanqeeya ayaa aaminsan in aysan suurtagal ahayn in doorashada lagu qaban karo waqtigeeda, marka loo eego daruufaha jira awgeed iyo caqabadaha horyaala dowladda.


Hargeysa Online

· ifraax on October 03 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>