Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Shir Muuse dalka lagaga bad baadinayo ha lagu dhawaaqo.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa kooxda dablayda ah ee dagtay buurta Gacan-libaax ugu baaqay in ay hubka dhigaan oo jid nabad ah wax ku raadiyaan.



"Dhallinyarada hubka qaadatay waxaan leeyahay xal maaha in hub la qaato, iyo dagaal la rido, Muuse iyo dalkani isma laha, dalku wuu jiraya Muuse ayaynu iska qabanaynaa inshallah, waxaan leeyahay hubka iska daaya, cata dhiga" ayuu yidhi Faysal.

Waxa uu xukuumada ugu baaqay in ciidamadii dhawaan la geeyay agagaarka buurta gacan libaax, dib loo soo qaado, isla markaana shacabka ayuu uga digay in ay cilaaqaad la yeeshaan dablayda buurta dagan.

Faysal waxa uu sheegay in jadwalkii cusbaa ee ay guddida doorashooyinku ka soo saareen wakhtiga doorashooyinku dhacayaan, oo uu xaaran ku tilmaamay uu masuul ka yahay in dadka qaar kood ay jabhadeeyaan.

Halkan ka Daawo Video

 
Waxa uu madaxweynaha ku eedeeyay in uu waxba maqli waayeey, isla markaana uu qorshaystay in uu waligiiba madaxweyne ahaada, waxa uuna ku baaqay in bulshadu iskugu timaado shir wadatashi ah.

"Shir deg deg ah oo bad baado qaran ah oo Muuse dalka lagaga bad baadinayo ha lagu dhawaaqo" ayuu yidhi Faysal.

Kooxda dablayda ah oo dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax ayaa sheegtay in ay kasoo horjeedaan xukuumada Somaliland, iyaga oo saraakiil ciidan iyo odayaal afduub u gaystay Arbacadii inkasta oo ay saacado kadib fasaxeen.

 

Hargeysa Online

· xaaji on July 30 2023 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>