Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dablay dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dablaydii dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax ayaa sheegay in anay wax dhibaato ahi dhici doonin.

 


"Anuu waxan aaminsanahay in anay wax dhibaato ahi dhacayn, oo anay kabadnayn xafiiltan siyaasadeed oo marka doorasho la galayo isla leh" Madaxweyne Biixi ayaa sidaa ka sheegay madal lagu soo bandhigayay buug laga qoray Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo).

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dablayda buurta joogtaa aanu xaalkoodu ahayn sida warbaahintu uga waramayso "Sida ay idaacaduhu u dhigayaan xashaakallah, umad dhan oo dagaalamaysa oo waxa usoo jeedaa ma jirto, anaa taa idinka balan qaadaya".

Waxa uu sheegay in jabhadaha la sheegayo baraha bulashadu ay buun buuninayan, isla markaana ay tahay in dadku anay kala shakiyin oo anay istuhmin, waxa uu sheegay in doorashooyinku ay si nabadgalyo ah u dhici doonaan.

Madaxweynuhu saraakiil ka socday xisbiyada mucaaradka oo goobta fadhiyay ayuu u sheegay in ay ogolyihiin mucaaradadooda, isla markaana anay cabudhin doonin "Cabdiqaadir waa ogolnahay intii mucaaradada ahayd, intii Kulmiye uun ha dhaafina" ayuu yidhi Biixi.

Muranka doorashooyinka ayaa wali ka taagan Somaliland, isla markaana waxa wali laga warsugayaa halka uu xisbiga Waddani iska taagi doono jadwalkii doorashada ee dhawaan soo baxay, halka UCID uu ku kala jabay, xukuumada iyo ururaduna u sacabo tumeen.

 


Hargeysa Online.

· xaaji on July 30 2023 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>