Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Finland oo qaadday tallaabo ay ku joojineyso muhaajiriinta ka soo gudba dhinaca Ruushka.

Dowlaada Finland ayaa maanta oo Sabti ah xirtay afar barood oo ku yaal xadka ay la wadaagto Ruushka iyadoo ay Helsinki dooneyso in ay joojiso qulqulka dad magangelyo-doon ah oo ay sheegtay in Moscow ay ka danbeyso.


Finland waxa ay ku eedaysay Ruushka in uu dadka soo galootiga ah u soo dirayo Finland si uu uga aarsado go'aanka ay Finland ku kordhisay iskaashiga difaaca ee ay la leedahay Mareykanka, laakiin eedeyntaasi Ruushku wuu beeniyay.

Ilaa 300 oo magangalyo doon ah oo u badan Ciraaq, Yemen, Soomaaliya iyo Suuriya ayaa gaaray Finland toddobaadkan, sida ay sheegeen ilaalada xuduudaha.

Finland waxa ay Ruushka la wadaagtaa soohdin gaaraysa 1,340-km (833-mile).

Laga bilaabo maanta oo Sabti ah, dadka magangelyo-doonka ee ka imaanaya Ruushka waxaa kaliya loo oggolaan doonaa in ay codsiyadooda ku gudbiyaan labada barood ee Salla iyo Vartius oo iyagu ah kuwo wali furan.

 

· xaaji on November 18 2023 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>