Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Laba wiil oo dhallinyaro ah oo bada Berbera liqday.

Laba wiil oo dhallinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay ku qarqoomeen bada Berbera shalay galabtii.

Labada wiil oo lagu kala magacaabi jiray Salmaan Mustafe iyo Ridwaan Mawliid, oo ka yimid Hargaysa iyo Burco ayaa ilaa hada Maydadkooda la laayahay.

 

 
"Labadayada qoysba waxa naga maqana caruurtayadii, anaga kaayaga waxa la waayay galinkii danbe ee Khamiista ilaa imika oo ay Sabti tahay oo 4:00 habeenimo tahayna waa la laayahay" Mid kamid ah eheleda ayaa sida Seeko Media u sheegay.
Waxa ay sheegeen in aanay gurmad buuxa ka helin ciidamada bada iyo kooxaha kale ee loo tababaray in ay badbaaadiyaan dadka badu liqdo.
Baadhista maydadka dhallinyaradan ayaaa ilaa hada socda, isla markaana eheleda ayaa ka codsaday deegaanada kale ee Berbera ka fog in ay iyaguna baadhaan, hadiiba ay maydadku ku caaridaan goobo kale.

 

Hargeysa Online

· xaaji on November 18 2023 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>