Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Banaanbax lagu taageerayo dhameystirka dastuurka oo ka dhacay Muqdisho.

Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka.

Bannaanbaxan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada, waxaana uu kusoo aadayaa xilli qorshaha dib u eegista iyo wax ka beddelka dastuurka ee lasoo jeediyey ay mucaaradad kala kulantay xubno ka tirsan baarlamaanka.

 


Xubno kale oo baarlamaanka Soomaaliya ah ayaa iyagu ilaa haatan dhammaystiray doodda iyo dib u eegista afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka ku meelgaarka ah.

Dastuurkan ayaa rasmi ahaan ay u ansixiyeen ergooyin ka badan 800 oo bishii Ogosto 2012-kii ku shiray magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay bishii Jannaayo ee sannadkii hore inay isku maamulayaan sidii dawlad madaxbannaan ilaa inta lagu wada heshiinayo dastuurka lagana dhammaystirayo, aftina loo qaadayo.

Magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland ayey maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen xubno siyaasiyiin ah oo ay ku jiraan laba madaxweyne oo hore, kuwaasi oo dhalliilay qorshaha wax ka beddelka dastuerka ee hadda socda.

 

Hargeysa Online

· abdi on March 25 2024 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>